Dowladda Jabuuti Oo Xiriirka U Jartay Iran (Dhageyso)
(January 6, 2016)
Jabuuti:-Dalka Jabuuti ayaa maanta sheegay inuu xiriirka diblomaasiyadeed u jaray dalka Iran, kadib weerarkii dhowaan dad carreysan ay ku qaadeen safaaradda Sucuudiga ee magaalada Tehran. Go’aank
Gudigii Culimada ahaa oo soo gabagabeeyey Xaqitaankii Dhaawacyadii kala gaarey 2-da Beelood ee Magacley iyo Qoriley.
(January 6, 2016)
3dii-5tii Bisha Janaaayo 2016 waxay Guddigii Culimada ahaa soo gabagabeeyeen Xaqida ama simidda Dhaawacyadii soo kala gaarey Beelihii walaalaha ahaa ee hadda ka hor Colaadu ku dhexmadhay aaga u dhexee
Xaflad loo sameeyey Dufcadii 22aad ee Kulliyada Maamulka iyo Ganacsiga Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaaso.[Masawiro]
(January 6, 2016)
Boosaaso:-Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay 22 ardayda oo dhameeyay semester ki ugu danbeeyay Kulliyada Maamulka iyo Ganacsiga Jaamacada Bariga Afrika xarunteeda Bosaaso aya
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Boosaaso.[Masawiro]
(January 6, 2016)
Boosaaso:-Ra'iisul wasaarayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi yo Cabdiwali Sh.Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, dad
Qalinkaaga ma Scan -Gareysay intaanad Isticmaalin W/Q Dr.C/Qani Badar
(January 6, 2016)
U hiilinta danta ummadda iyo diintu waa xil iyo masuuliyad qof walba saran. Sidoo kale waa wax cid waliba sheegato inay iyadu tahay cidda xilkaas leh tahay! Fircoon Ilaahay wuxuu ku asteeyey inuu a
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(January 6, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa saaka subaxnimadii hore 06-Jan-16  kasoo amba baxay magaalada Qardho ee Xarunta G
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo laga sugayo Boosaaso
(January 6, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa la filayaa in uu soo gaaro magaaada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari si uu uga qayb galo xaflada lagu furayo garoonka diyaaradaha ee Boosas
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoob oo lagu soo dhaweeyey degmada Cadaado
(January 6, 2016)
Cadaado:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa gaaray degmada Cadaado oo xarun KMG ah u ah Gal- Mudug. Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaarada
Madaxweynihiii hore ee dowladda Puntland Dr. Farole oo lagu soo dhaweeyey Qardho.[Masawiro]
(January 6, 2016)
Qardho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynihiii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Farole ayaa saaka gaaray maglaada Qardho xarunta gobolka Karkaar isagoo ku sii jeeda magaalada Bosaso ee xarunta Gobo