Ra’iisull wasaarihii hore ee DFS oo laga waraystay shirka ka socda magaalada Kismaayo.[Dhagayso]
(January 16, 2016)
Boosaaso:-Idaacadda laanta VOA ee Af-Somaaliga gaar ahaan Barnaamijka Martida Makrafoonka ayaa waxaa toddobaadkan lagu waraystay Ra'iisil wasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya Md. Cabdiwali Sh. Axmed Maamulka Jaamacada Nugaal oo fursad waxbarasho ugu Bishaareynaya Ardayda [Video]
(January 16, 2016)
Laascaanood:-Maamulka sare ee Jaamacada Nugaaal ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay ogeysiinayaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Dugsiyada are iyo Jaamacada inay

(January 16, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 15-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb qalay munaasabad lagu soo dhoweynayey madaxda soomaalida ee kismaayo u joogta s

(January 16, 2016)
Garoowe:-Waxaa dabaqa sare ee masjidka Al-Huda Garowe lagu qabtay xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo ahayd mid lagu shaacinayay Ardaydii ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Machadka K
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|