
(January 21, 2016)
Muqdisho:-Waxaa caawa weerar lala beegsaday Makhaayada lagu magacaabo Liido Sea Food oo ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxaan weerarka ku dhintay inta la xaqiijiyey 6 qof oo dhimasho ah, W

(January 21, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxa

(January 21, 2016)
WASHINGTON DC—Wararka ka imanay deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan isla markaana ay ciidamada dalka Kenya wadaan Duqaymo xagga cirka

(January 21, 2016)
Caawa waxaa jira barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Masjidka Abu-Bakar ee Nairobi ee dalka Kenya, waxaana su,aalo lagu waydiiyaa Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal حفظه الله Barnaamijkan ayaa

(January 21, 2016)
Laascaanood:-Hoyga Aqoonta diinta Islaamka ee Al-furqan ayaa waxaa lagu so gabagabeeyey dood cilmiyeed (Tababar) u dhexeeya dhalinyarada iyo hogaanka aqoonta ee Culimada gobolka Sool .Ardayda ka qalin Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji shirkii Kismaayo waxa lagu hishiiyey 4.5.[Dhagayso]
(January 21, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda daljir ayaa xusay in shirkii ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay madxada Soomaaliye

(January 21, 2016)
Nairobi:-Wasaaradda gaashaandhiga Kenya ayaa qirtay in askar badan looga laayey weerarkii ururka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhiga ay cidanka dalka Kenya u lahaayeen deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|