Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu laabtay Muqdisho
(January 9, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, ka dib socdaal shaqo oo dhowr maalmood uu ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ay
Imtixaankii Jaamacada Bariga Africa faraceed Buuhoodle oo bilaawday.[Masawiro/Video]
(January 9, 2016)
Buuhoodle:-Imtixaankii Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Qaybteeda Buuhoodle ayaa ka Bilaamay Xarunta Jaamacada Bariga Afrika Qaybteeda Buuhoodle Waxaana imtixaankan uu ahaa Simistarka Qaybtiisa Hore ee
Ku sugnaanshaha Diinta ALLE Sh Maxamed Gaboobe Cabdi.[Daawo]
(January 9, 2016)
Laascaanood:-Shiikh Maxamed Gaboobe Cabdi oo ka mida culimaa'idiinka Soomaaliyeed oo maalmahan shaqo dacwadeed u joogya laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa uu muxadaro qiimo badan ka jeiey
Madaxweyne Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Banki casri ah xaraga ka jaray [Masawiro]
(January 9, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Jan-16 xarigga ka jaraya Bangi Caalami  ah oo lagu magcaabo CAC International Bank, bangigaas oo ah mid laga heleyo dhamma
Wariye Xuseen Xassan Cade oo koox afka duubtay ay dhaawac ugu geysteen Buuhoodle.[Video]
(January 9, 2016)
Buuhoodle:-Wariye Xuseen Xasan Cade oo ka howl gala warbaahinta deegaanada Buuhoodle ayaa la soo gaadhsiiyey dhaaawiciisa Cusbitaalka Al-Manhal ee magaalada Laascaanood. Wariyaha oo habeen hore jir d
Madaxweynayaasha DFS iyo Puntland oo Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay boqollaal arday.[Masawiro]
(January 9, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ardaydii kasoo qayb gashay kulanka uga sheekeeyey qiimaha ay leedahay wax-barashadu iyo doorka ay kaqaadan karto aqoontu dh
Kulan looga hadlay horumarinta jaamacadda Kismaayo oo ka dhici doona magaalada Arhus
(January 9, 2016)
London:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa jaaliyadda Soomaaiyeed ee ku noo dalka danmark guud ahaan gaar ahaan magaalada Arhus in lagu qaban doono kulan muhiim ah oo lagu xog waraysan doono masuuliyiin
Xuska Sannad-guuradii 2aad ee Dawladda Puntland oo xalay lagu qabtay magaalada Boosaaso [Masawiro]
(January 9, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed