Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr.Cabdiwali Maxamed (Daawo)
(January 31, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana jeediyey Sheekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf waxaana uu Sheekhu kaga hadlay khudbadiisa Hawa

(January 31, 2016)
Boosaaso:-Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga bilaawday duullimaadyadii caalamiag ahaa ee ugu horeeyey oo jet-ka ahaa waxaana saaka soo cagadhigta

(January 31, 2016)
Addis:-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa Khudbadii uu ka jeediyey shirkii 26aad oo ay iskugu yimaadaan Madaxda Midowga Afrika waxaa ay yeelatay xiiso badan ka dib markii uu ka hadlay qadi

(January 31, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta safaaradda Ingi

(January 31, 2016)
Kismaayo:-Wefdi ka socda Beesha caalamka oo uu horkacayey Safiir ku xigeenka Dalka Ingiriisa Adruu Elan ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo Barqanimadii a maanta, Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madax

(January 31, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasad

(January 31, 2016)
Faysal Cabdi Rooble oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga Geeska Afrika ayaa xalay la wadaagay Golaha Gorfeynta Siyaasadda Soomaaliya ee 88, aragtidiisa ku aadan

(January 31, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31-Jan-2016 kormeero u-kuur gal ah ku tegey goobo ay ka-mid yihiin Xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso, Cusbitalka gu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|