Madaxweynaha DFS oo sheegay in uu rajo fiican ka qabo shirka wadatashiga Kismaayo
(January 14, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka furey Madasha Wadatashiga Qaranka. Madasha Wadatash
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo khudbad ka jeediyey Shirweynihii Madasha Wadatashiga ee Kismaayo ka furmay.[Cod/Masawiro]
(January 14, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb galay shirweynaha Madashasha wadatashiga Qaran ee hannaanka doorashooyinka 201
Ciidamo ka tirsan S/land oo ku duulay deegaanka Ballicad oo xarun KMG u ahayd maamulka Khaatumo
(January 14, 2016)
Buuhoodle:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay qabsadeen tuulada Balli-cad oo qiyaastii dhanka koonfur galbeed 80 KM uga beegan magaalada Laascaa
Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Kismaayo
(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaalida ayaa  goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  waxaana shirka furay Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh
Shirka wadatashig qaranka Soomaaliyeed oo maanta ka furmaya Kismaayo
(January 14, 2016)
Shirka madasha wadatashiga qaranka  Soomaalida ayaa la filayaa inuu goor dhow oo maanta ah ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose  waxaana shirka furi doona Madaxweynaha dowlada Fede
Wasaarada Arimaha Dibada DFS oo soo dhaweysay magacaabista safiirka cusub ee Mareykanka
(January 14, 2016)
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz. Mareykanka waa isb