Khudbadii jimcaha Masjidka Al-Huda ee magaalada Helisinki Sh C/wali Sh Maxamed Xaji (Daawo)
(January 23, 2016)
Finland:-Waxaan idin soo gubineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Helisinki waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf waxaana uu Khudbadiisa uu uga hadlay cabsida alle
Al-minhaaj iyo Jaamacadda Bariga Afrika oo tababar u soo xiray arday gaaraysa 360 arday.[Masawiro]
(January 23, 2016)
Boosaaso:-Kulan cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-minhaaj faraca bari oo kaashanaysa Jaamacada Bariga Africa loona qabtay ardayda dugsiyada sare ee magaalada boosaso ayaa maalinima
Madaxweynaha DFS oo Kormeeray Xeebta Liido oo shabaab rayid ku laayeen (Daawo)
(January 23, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigay
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku Xigeenka Ciraaq Iyad Allawi
(January 23, 2016)
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Ciraaq Iyad All