
(January 2, 2016)
Waxaa ay Dawladda Sacuudi Carabiya dil toogasho ah ay ku fulisay 47 qof oo lay ku eedeeyeen in ay fuliyeen falal lid ku ah amniga iyo nabadgeyada dalka Sacuudiga iyo in ay ka tirsanaayeen ururka Al-qa

(January 2, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 02-Jan-16 soo xiray shirkii isla-xisaabtanka Hay’adaha Dawladda, shirkaas oo maanta 15-wasaaradood iyo labo hay’ad

(January 2, 2016)
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Gen. Mohammedesha Zeyinu, waxana kulanka ku weheliye

(January 2, 2016)
Ciidamo ka socda dalka Itoobiya oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Ciidamada oo tiradoodu ay tahay illaa 250 askari ayaa waxaa ay hordhac u yihi Maqaaxida The Vilage ee Magaalada Mqdisho oo qarax ka dhacay
(January 2, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Maqaaxida The Vilage ee Magaalada Mqdisho waxaana qaraxa ka soo baxaya warar kala duwan-

(January 2, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subaxnimadii hore 02-Jan-16 daah furay shirka isla-xisaabtanka hay’adaha Dawladda Puntland shirkaas oo ah mid sannadle ah oo

(January 2, 2016)
Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geele iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabia, ayaa lagu qabtey xarunta wasaarada beeraha

(January 2, 2016)
Xarunta dhaqanka Islaamka ee caasimada dalka sweden, Stockholm ( Islamiska kultur Center i Rinkeby) ayaa waxaa ay wakhtiga fasaxa qaboobaha soo qabanqaabisay barnaamij qiimo badan oo ku wajahan dhalin
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|