Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya
January 28, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa golaha wasiirada ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay ku eedeeyeen beesha caalamka in aysan dhexdhexaad ka ahyn arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaa doorashooyinka la filayo in lagu soo xulo golaha Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka dhacaan Augsta 2016.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay golaha wasiirada ee dowladda Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net