Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashad Puntland Dr.Cali Xaaji “Ka mid ma ahi Siyaasiyinta Fashilmay ee Shacabka Jahwareerinaya”[Dhagayso]
January 28, 2016 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa ka hadlay Mowqifka dowladda Puntland ay ka qaatay g’aankii dowladda federaalka Soomaaliya ay ka soo saartay shirkii wadatshiga ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayna ka qayb galeen Madaxda Soomaalida iyo xubnaha beesha caalmakee taageera soomaaliya.
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu bogaadyey go’anka uu qaatay madaxweynaha Puntland Dr Gaas oo ah in uu talada ku soo celiyey shacabka iyo golayaasha dowladda Puntland waxaan uu ugu baaqay in la qabto shirweyne qaran.
Hoos ka Dhagayso waraysiga SBC la yeelatay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame.
SBC/Halgan.net