Banaanbaxa looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya deegaanada Puntland oo ka dhacay Garoowe.[Cod/Masawiro]
September 15, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland banaan baxyo ka dhan ah dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya magaalooyina waaweyn ee ka mid ah Puntland gaar ahaan Garoowe iyo Boosaaso. Banaanbaxaan ka dhacay magaalada Garoowe ayaa waxaa cod dheer ku sheegeen in loo baahan yahay in dadka Itoobiyaanka ah laga saaro dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan deegaanada Puntalnd si looga hortago in dhulka ay degaan dadka Itoobiyaanka ah maadaam laga joojiyey tahriibkii ay ku aadi jreen dalka Yeman.
no images were found
Hoos ka Dhagayso warbixin Radio daljir ka diyaariyey banaanbaxa looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya deegaanada Puntland
M_M_Deeq
Halgan.net