Ciidanka J/land iyo kuwa AMISOM oo qabsaday deegaanka Cabdalla Biroole.

September 9, 2016 - Written by Editor

img_1526Kismaayo:-Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Jubbaland   ayaa  la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii u jira 60KM magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose. Deegaanka Cabdalla Biroole ayaa waxaa saldhig ku lahaa ciidanka Al-Shabaab halkaas oo ay ka soo weeraro iyo  qaraxyada ku weerari jireen  ciidanka AMISOM iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Ciidanka Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka Cabdalla Biroole markii ay ka war heleen ciidamada AMISOM iyo kuwa J/land in ay ku soo wajahan yihiin waxaana ay u baxeen dhanka buulo Xaaji.

Madaxweynaha Maamulka  Axmed Maxamed Islaan (Ahmed Madoobe) ayaa dhowr mar ka dhawaajiyey in howlgalo looga sifeynayo kooxda Al-Shabaab uu maamulkiisa ka bilaabi doono deegaano hoos taga  J/hoose iyo Jubada Dhexe.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online