Culimadii Machadka Sare Ee Ducaada Hargeysa oo Garoowe Ka bilaabay Tababaro (Masawiro)

September 24, 2016 - Written by Editor

dsc_0002Culimadii Machadka Sare Ee Hargeysa ayaa waxaa ay tababar  ka bilaaween Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta caasimada Puntland .

Ducaada ka timid  magaalada Hargeysa ayaa waxay wax ka bartaan Machadka Tacliim Al-Caali waxaana tababarka ka faa,ideysan doona ardayda iyo shacabka soo camiray Masjidka Al-Huda Ee Garowe.

Furitaanka Xaflada waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin Dowlada Puntland horay xilal  Uga soo qabtay Iyo kuwa hada ka ah Masuuliyiin / Culima Awdiin/ Isimo Iyo Maamulka Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal .

Dhamaan Mas’uuliyiintii kahadlay Xaflada ayaa uga mahad celiyay Culimada isku howshay in ay bulshada gaar siiyaan Khayrkii ay soo barteen .

Mu’asasada Alminhaaj Nugaal gaar ahaan Xafiiska Tacliinta oo isagu Sooqaban qaabiyay Tababarkaan ayaa Uga mahad Celiyay Dhamaan Kasoo qayb galayaasha Xafladda Iyo Macalimiinta Bixin Doona Tabaarkaan.

Ugu Danbayn Sh Mukhtaar Oo Ah Gudoomiyahay Golaha Fulinta ayaa Balan qaaday in Minhaaj ay siiwadi Doonta Tababara Cayn kaan oo kale ah iyo in bulshada looga faa iideeyo Cidkasta oo khayr u sheegaysa .

Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Al-Minhaaj Puntland

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online