Dowlada Mareykanka oo ka Hadlay Duqeyntii Mudug

September 29, 2016 - Written by Editor

usaAfhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa shir jaraa’id oo Arbacadii qabtay, waxa uu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah gobollada Mudug iyo Jubbada Hoose, halkaas oo ay sheegeen inay ku beegsadeen xubno ka tirsan ururka al-Shabaab. Jamaal Axmed Cismaan ayaa noo soo koobaya.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online