Dr.Siyaasi Cali Xaaji oo laga waraystay xaalada amniga iyo hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka 2016.[Dhagayso]
September 6, 2016 - Written by EditorNairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 waxaan laga waraystay socdaal dheer oo uu ku tegay magaalada Muqdisho iyo Beledweyne.Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa wax laga wiidiiyey xaalada guud ee Soomaaliya iyo weliba hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka dalka ee sanadkaan 2016 oo uu siyaasi Dr Cali Xaaji uu aad uga dayriyey gaar ahaan dhinac amniga.
Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka mid yahay musharaxiinta xilka Madax weynanimada Soomaaliya 2016 waxaan uu eed u soo jeediyey Madaxda ugu saraysa ee Soomaaliya oo aan diyaarin qaab ay musharaxiintu ugu howl gali lahaayeen olalahooda doorasho.
Hoos ka Dhagayso waraysiga Golaha 88 ay la yeesheen Wasiirka Waxbarashada Puntland ee Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame
Source: Golaha 88