Dr.Siyaasi Cali Xaaji oo laga waraystay xaalada amniga iyo hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka 2016.[Dhagayso]

September 6, 2016 - Written by Editor

Cali-Xaaji-WarsameNairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 waxaan laga waraystay socdaal dheer oo uu ku tegay magaalada Muqdisho iyo Beledweyne.Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa wax laga wiidiiyey xaalada guud ee Soomaaliya iyo weliba hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka dalka ee sanadkaan 2016 oo uu siyaasi Dr Cali Xaaji uu aad uga dayriyey gaar ahaan dhinac amniga.

Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka mid yahay musharaxiinta xilka Madax weynanimada Soomaaliya 2016 waxaan uu eed u soo jeediyey Madaxda ugu saraysa ee Soomaaliya oo aan diyaarin qaab ay musharaxiintu ugu howl gali lahaayeen olalahooda doorasho.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Golaha 88 ay la yeesheen Wasiirka Waxbarashada Puntland ee Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame

Source: Golaha 88

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online