Gal-Mudug oo Magdhow ka Dalbatay Mareykanka

September 29, 2016 - Written by Editor

4-9-300x169Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ka sheegay in weerarkii Mareykanku ka fuliyey gobolka Mudug ee lala beegsaday ciidankoodu uu khalad ahaa. Madaxweyne ku xigeeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo VOA wareysi siiyay ayaa sheegay inay dalbanayaan magdhow iyo jawaab cad oo uu Maraykanka arrintaasi ka bixiyo.

Waxa sidoo kale sheegay inay iyaga iyo Maraykanku ka wada hadleen arrintan, wuxuuna mar kale ku celiyay eedeyn uu maamulkiisu u soo jeediyay Puntland, oo uu ku eedeeyay inay weerarkaasi ku soo hoggaamisay.

Hoos ka Dhagayso Weriye Maxamed Colaad oo wareystay madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/09/29/25db1c8d-0f9c-4c2e-855a-d1221ed76a4b.mp3]
Source VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online