Ogeysiis Muhiima Machadka Zaylaci Academy oo ay bilaabeen Dufcadii Labaad

September 7, 2016 - Written by Editor

skaermbillede-2016-09-07-kl-23-59-06Denmark:-Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 07.09.2016 bilaabmay Zaylaci Academy iskoolkii labada sano dufcadiisii labaad. Dufacadan labaad waxaa isku qortay arday gaadhaysa 100 qof, kuwaasoo dagan wadamada Iskandineefiyaanka Danmark, Norway, Sweden.

Iskoolka labada sano baa ah Machad ay furtay Zaylaci Academy, machadkaasoo ka kooban qayb Talaqi ah iyo qayb Online.
Ardayda wax ka dhigataa waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdho, waxayna kuligood ka wada simanyihiin jacaylka barashada cilmiga sharciga.

Iskoolka labada sano waxay ardaydu ku daraasayn doonaan maadooyin badan oo kala duwan sida Luqah, Fiqh, Xadiith, Caqiidah, Usul iwm.

Macalimiinta iyo shuyuukhda wax ka dhigi doonta waxaa weeye qayb ka mid ah culimada soomaalida ee caanka ah. Waxaa Macalimiinta ka mid ah Sheekh Dr. Haaruun, Sheekh Dr. Cali Saalax, Sheekh Dr. Cabdinuur , Dr Cabdiwali iyo in kaloo badan.

Caawa waxaa si rasmi ah u bilaabmay darsigii ugu horaysa ee uu dhigayey Sheekh Dr. Haaruun.

Ardaydu waxay wadi doontaa iskoolka labada sanee soo socda In’sha Allah, ayagoo marba mari doona mustawe ilaa ay ka gaadhaan Imtaxaanka sanadka 2018.

Wixii faahfaahin ah kala soco Zaylaciacademy.com iyo Facebook: Zaylaci Academy.

Maamulka Zaylaci Academy.
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online