Puntland oo amar ku bixisay in la baaro gadiidka rakaabka ah ee iskaga gooshaya gobollada Puntland

September 8, 2016 - Written by Editor

cameyGaalkacyo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Camey ayaa amar ku bixiyey in ciidanka amniga lagu amrayo in ay baaritaan ku sameeyaan dhamaan gadiidka rakaabka ah ee iskaga goosha dhamaan gobollada Puntand si loo adkeeyeyo nabadgelyada loogana hortago wax walba oo abuuri kara khalhkal amni daro.

Hoos ka eeg Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Warning: Undefined variable $user_ID in /customers/7/9/5/halgan.net/httpd.www/halgan/wp-content/themes/hg/comments.php on line 61

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online