Raisulwasaaraha DFS oo ku dhawaaqey in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 (Daawo)
September 5, 2016 - Written by EditorRa`iisul wasaaraha DFS Cumar Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 ee dalka ka dhacaysa bisha November.
Shir Jara`id uu ku qabtay magaalada Muqdisho Raisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa iyo waxyaabaha uu ka qaban doono dalka hadii uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya .
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in uu khibradiisa uga faa,ideyn doono umada Soomaaliyeed hadii loo doorto madaxweynaha dalka .
Hoos ka daawo Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqey in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 ,
A/Cawale
Halgan.net