Wejigii 2aad ee qalabka dhismaha wadadda Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo laga soo dejiyey dekkada Boosaaso.[Cod/Masawiro]

September 7, 2016 - Written by Editor

IMG_9222-300x200Boosaaso:-Waxa maanta ka soo degay dekada weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari dufcadii qalabii 2aad ee lagu dhisi lahaa wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo ah wado aad muhiim u ah. Goobta qalabkaan lagu soo bandhigay ayaa waxaa goob joog ka ahaa  Wasiirka Wasaarada iyo Dekaddah dowldda Puntland,  gudoomiyah gobalka bari , Issimo, Ganacsto iyo weliba Gudida loo xilsaaray dhismaha Wadad isku xirta Ceel daahir iyo Ceergaabo.

Gudoomiyaha gudiga loo xil saaray Wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo Cali Maxamuud Xassan Cali Ceelayo ayaa xusay in si dhaqso ah ay u bilaaban doonto Wadadda isku xirta Ceel daahir iyo Ceerigaabo isagoo mahad balaadhan u jeediyey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas .

Hoos ka Dhagayso Wejigii 2aad ee qalabka dhismaha wadadda Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo soo gaaray dekkada Boosaaso

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online