Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka magaalada Gaalkacyo.[Video]
(October 28, 2016)
Gaalkacyo:-Shir weyne ay ka soo qayb galeen culumo , odayaal dhaqameed , ganacsato, aqoon yahan iyo qurba jog loogana hadlay dagaalada ka dhacaya magaalada gaalkacyo , taariikhdu markay ahayd 28/10/20 Ma ogtahay inuu jiro Telefeshin afka soomaaliga dacwada ku baahiya 24saac.!!!
(October 28, 2016)
Sudan:-Telefishinka Afrika 4 wuxuu baahiyaa dacwada islaamka iyo barnaamij diini ah oo kala duwan 24ka saac, wuxuuna ku baxaa afsoomaali, waxaa la aasaasay sanadkii2014kii, ayadoo lagala socon karo ma

(October 28, 2016)
Carmo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo howlo shaqo u joogay Degmada Carmo oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bari Degmada ayaa maanta 28 October, 2016 waxaa uu degmada

(October 28, 2016)
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa la kulmay Ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Ga

(October 28, 2016)
Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|