
(October 17, 2016)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa soo dhoweeyey doorashadii ka dhacdey magaalada Jowhar ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee do

(October 17, 2016)
Jowhar:-Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku guulaystay Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle kadib codayn goor dhow lagu soo gabagabeeyey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

(October 17, 2016)
Garoowe:-Wasiirka wasaarada shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey waxqabadkii wasaaradda ee sanadkaan dhammaa

(October 16, 2016)
Garoowe:-Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta si rami ah u shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in haweenka la siiyey qoondo b

(October 15, 2016)
Boosaaso:-Culimda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa ay ugu baaqeen in la joojiyo colaada iyo dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Culumada ku sugan Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Dheere oo ka hadlay xaalada Gaalkacyo.[Dhagayso]
(October 15, 2016)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere), iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo ka tegay magaalada Garoowe oo mudo 2 maalmood ah ku sugnaa magaalada G

(October 15, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 October, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar C Culumada Puntland oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka soo cusboonaada magaalada Gaalkacyo (Dhagayso )
(October 15, 2016)
Gaalkacyo:-Culumada Puntland ayaa ugu baaqay Maamulada Galmudug iyo Puntland in ay joojiyeen dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,culumada ayaa waxaa ay baaqyadaas uga hadl Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka oo Hawada Soo Galay (Akhriso)
(October 13, 2016)
Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka ayaa markii ugu horeysay waxaa hergaliyey ducaad iyo culumo ka tirsan Musasat Al-Karam waxaana loogu talo galay in looga hortago guur la,aanta baahsan ee ku hab Gal-Mudug oo warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalka Mudug iyo Gal-Gaduud
(October 13, 2016)
Cadaado:-Warmurtiyeed ay caawa soo saartay maamulka Gal-Mudug ayey ku sheegtay in laga soo weeraray Gal-Mudug ilaa seddex Jiho isla markana uu dagaal kaga socdo laguna wiiqayo Nabadda iyo awoodda Maam
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|