Doorashada Soomaaliya Ma aha Ansax.[Dhagayso]
(November 19, 2016)
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in doorashada waddanka ka socota ay hadheeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, k
Gudiga doorashada dadban oo war kasoo saaray rabsahado gacan ka hadal ah oo ka dhacday Jowhar.
(November 19, 2016)
Muqdisho:-Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxuu aad uga walaacsan yahay rabsahadaha gacan ka hadalka ah ee ka dhacay xarunta doorashada ee Hirshabeelle /Jowhar oo xalay oo ay t
Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo kulan la qaatay Guddiga Nabadeynta Gaalkacyo.[Masawiro]
(November 19, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 November 2016 kulan laqaatay guddiga nabadaynta magaalada Gaalkacayo ee Dawladda Puntland iyo maamulka Galmudug, guddiga
Khudbadii Jimcaha Garoowe Sh Maxamud Xaji Yusuf Iyo Sh C/raxman Bindiiriye.[Dhagayso]
(November 19, 2016)
Garoowe:-Culimada ku nool magaalada Garowe ayaa Khudbadihii Jimcaha ee ka baxayey masaajidda ku yaal Garoowe intooda badan waxay kaga hadleen Xaaladaha taagan oo ay ugu weyn tahay Abaaraha waxayna bul
Dagaal Caawa ka dhacay Xarunta Doorashada Magaalada Jowhar
(November 18, 2016)
Jowhar:-Wararka naga soo gaaray magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamo uu watay Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha DFS Maxamed C/llaahi Xasan Nuux iyo Ciidamada Ilaaliya Xarunta
Ra’iisul-wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya oo ku baaqay in dadkii ka barakacay Gaalkacyo ay dib u laabtaan[Cod/Masawiro]]
(November 18, 2016)
Gaalkacyo:-Ra’iisul-wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madax weynaha dowladda Puntland iyo Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa maanta tegay goobaha furim
Gal-Mudug iyo Puntland oo kala qaaday ciidamadood.[Masawiro]
(November 18, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii guddiga ee loo xilsaaray soo afjaridda colaadda Gaalkacayo ayaa maanta gelinkii danbe 18 November, 2016 waxay ku guulaysteen
Muxaadaraad kala duwan oo uu jeediyey Sheekh Cabdiqadir Abu Hureyra (Daawo)
(November 18, 2016)
Mombaza:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraad kala duwan oo uu jeediyey Sh C/qaadir Abu Hureyra waxaana muxaadaraadka uu uga hadlay ,Daaciga Sifooyinkiisa ,Nadaafada in aad ogaatid ,Udiyaarir garo
Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay Magaalada Pretoria ee dalka Koofur Afrika (Masawiro)
(November 17, 2016)
Pretoria:-Nadwo cilmiyeed diini ah ayaa waxaa lagu qabtay Masjidka Ee Magaalada Pretoria gaar ahaan Markazka Imaam Bukhaari waxana Nadwada cinwaankeeda uu ahaa  (NOOLOOW NOLOL MIDDA UGU FIICAN) Masji
Diyaaradda Air Jabuuti oo mudo 25 sano ka dib maanta ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.[Video/Masawiro]
(November 17, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta mudo dhan 25 sanno timid garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Diyaaradda Air Jabuti  waxaan diyaarada la socday dadweyne rakaab ah oo ka soo raaca

« Previous PageNext Page »