Puntland iyo Galmudug oo gudi u saaray Xalinta Khilaafka magaalada Gaalkacyo (Akhriso)
(November 13, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kulan ay isigu yimaadeen waxgaradka labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug waxaana kulankaas uu ka dhacay garoonka diyaradaha

(November 12, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in madaxda laba Maamul ee Galmudug iyo Puntland ay gaareen Heshiis hordhac ah oo dhiig joojin ah. Hesh

(November 11, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 11 Nov, 2016 waxaa uu qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Gaalkacayo kula kulmay cuqaasha, nab Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaaray Gaalkacyo.[Dhagayso]
(November 11, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayey ayaa saaka gaaray magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafti Ciidamada Badda Puntland oo Madaafiic ku riday Saldhig ay Qandalo Ka samaysteen Ururka Daacish.[Dhagayso]
(November 10, 2016)
Qandala:-Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland, ayaa la sheegay in ay xalay rasaas ku rideen maleeshiyaad ka tirsan koocda Daacish oo ku sugan degmada Qandala, taas oo keentay in maleeshiyaadkaasina a

(November 9, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isla markaana maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaa Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(November 9, 2016)
Muqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay Nabadoon C/laahi Axmed Rooble (Safaari) waxaana lagu dilay nabadoonka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho . Donald Trump oo ku guuleystay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykank
(November 9, 2016)
Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaaray doorashooyinkii dhacay, sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee Madaxweynaha DFS oo bogaadiiyey doorashooyinka ka bilowday Kismaayo iyo Baydhabo
(November 8, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka bilowday magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.

(November 7, 2016)
Nadwo looga hadlayey khatarta shiicada ayaa waxaa xalay lagu qabtay masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi. Nadwadan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|