Madaxweynaha Puntland oo Tacsi Ehelada Agaasimaha Madaxtooyada Boosaaso
(December 20, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku hadlaya magaca golayaasha dawladda Puntland iyo kan shacabka Puntland ayaa waxa uu ka tacsiyaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee kut
Agaasimaha guud ee madaxtooyada Boosaaso oo lagu dilay magaalada Boosaaso
(December 20, 2016)
Boosaaso:-Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ku dilay agaasimaha guud ee madaxtooyada Boosaaso Aadan Gaas xili uu ku sugnaa meel aan saas uga fogeyn
Nin wata Gaari Xamuul ah oo dad badan ku jiiray magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.(Masawiro)
(December 20, 2016)
Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhintay, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen, ka dib markii gaari xamuul ah lagu jiirsiiyay dadweyne ka dukaameysanayey Suuq laga soo raqiisiyo alaabaha kala duwan oo loogu talo g
Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov oo la Khaarajiyey (Daawo)
(December 19, 2016)
Safiirkii Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Mr Andrei Karlov ayaa lagu dilay magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga waxaana toogtay askari ka tirsan ciidanka dalka Turkiya oo fasax ku jiray. Safiirka R
Sheekh Shariif Cabdi Nuur Ma dhiman waan Nabad qabaa Been fakatay meel ma gaarto
(December 19, 2016)
Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday  Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah  warkaas oo aan sal iyo raad to
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay ku Simaha Danjiraha Imaaraadka (Masawiro)
(December 19, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta 19 December 2016 kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho  ku
Taliyaha ciidanka Badda Puntland PMPF oo laga waraystay dagaal ka dhacay duleedka degmada Qandala.[Dhagayso]
(December 18, 2016)
Boosaaso:-Wararka ka naga soo gaaraya degmada Qanadala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal xoogan uu ka dhacay,meel la yiraahdo Ladiid oo ilaa 30KM dhinaca koofur kaga beegan degmada Qandala da
Madaxweynaha Jubaland oo maanta kulan aan caadi ahayn laqaatay golahiisa wasiirad
(December 18, 2016)
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Shir Gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada ay ka yeesheen Xaaladahii ugu danbeeyay gaar ahaan Dagaalo saacadahii lasoo dhaafay ka
Tacsi:-Reer Keenadiid oo Tacsi U diraya Pro.C/raxmaan Ahmed Nuur iyo Sahro Cali Yaasiin C. Keenadiid
(December 17, 2016)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan  nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh oo ku timid Pro.C/raxmaan Ahmed Nuur iyo  Sah
Ciidamada Amaanka ee magaalada Boosaaso Oo wada Howlgalo lagu sugayo Amniga
(December 17, 2016)
Boosaaso:-Ciidanka Amanka ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari  ayaa howlgallo xoogan ka sameeyey magaalada Boosaaso ka dib markii la dilay taliyaha ku xigeenka 3aad ee booliska Puntland G/d

« Previous PageNext Page »