
(December 13, 2016)
Kismaayo:-Munaasabadan oo sagootin ahayd ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam R”iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo xubnaha labada gole ee Jubbala Madaxweynaha Dawlada Puntland oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv-ga STN.[Daawo]
(December 12, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiwel Maxamed Cali ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey xili uu ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa uu waraysi gaan siiyey Tv-ga ST Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saartay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya
(December 11, 2016)
Muqdisho:-Hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa soo saartay Baaq ku aadan xaalada abaaraha ee ka jira guud ahaan dalka Soomaaliya waxaan hay'adda ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay isku Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo tacsiyeeyey shacabkii lagu laayey Muqdisho.
(December 11, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada nabad diidka ay k

(December 11, 2016)
[caption id="attachment_108666" align="alignleft" width="300"] Qarax ka Dhacay Muqdisho[/caption] Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka Qarax xooggan uu ka dh

(December 11, 2016)
Jowhar:-Guddiga dowlada Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorasho la sheegay in doorashadii shalay kadhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobalka S

(December 11, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 11 December 2016 shir gudomiyey Shirka golaha wasiiradda ee Dawlada puntland. Shirka golaha wasiiradda ee Dawladd

(December 10, 2016)
Ra’iisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee dowlada Puntland waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Puntland. Cumar Cabdirashiid

(December 10, 2016)
Madaxweyanaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalka debediisa ayaa maanta 20 December 2016 dalka dib ugu soo laabtay kana soo

(December 9, 2016)
Kismaayo:-Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya waxaa saaka Shir Gudoomiyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan waxaana kasoo qayb galay inta badan Xubnaha Golaha e
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|