Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho
(December 3, 2016)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Muqdisho allaha u naxariistee Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) Xarunta Cilmi Baarista ee “Himilo Institute” oo laga hergaliyey Puntland (Masawiro)
(December 3, 2016)
Garoowe:-Xarunta cilmi baarista “Himilo Institute for Educational and Scientific Research” waxaa dhowaan laga furay magaalada Garoowe ee caasumadda dowlad goboleedka Puntland. Xaruntu waxay dhowaa Ciidamada Puntland oo howlgalo ka wada deegaanka Afkarin iyo Qandala
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay saaka weerar ku qaadeen deegaanka Afkarin iyo Qandala oo ay in mud ah ku dhuumaaleysanayey kooxda Daacish. War Ciidamada Puntland oo ku Dhowaaday degmada Qandala ee Gobolka Bari.[Dhagayso]
(December 2, 2016)
Qandala:-Wararka ka imanaya Gobolka Bari ee Mamaul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulku ay kusii dhowaanayaan magaalada Qandala oo dabayaaqadii bishii October ay qabsadeen maleeshiy State-ka Zhoushan ee Dalka Shiinaha oo Dawladda Puntland Ugu Deeqay Riigga Ceelasha Biyaha Qoda.[Masawiro]
(December 2, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Shiinaha ayaa masuuliyiinta State-ka Zhoushan waxay Dawl Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sheekh Ali Osama .[Daawo]
(December 2, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh Ali Osama wuxuuna kaga hadlay Amaanada iyo Aragti Taliyaha la dagaalanka argagixisada Puntland Gen.Muxiyadiin oo fariin adag u diray Garsoorka Puntland.[Dhagayso]
(December 2, 2016)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Argagixisada Gen.Muxiyadiin Axmed Muuse, oo waraysi ayaa eed u soo jeediyey garsoorka dowladda Puntland isagoo ku eedeeyey in ay xukun fudud ku xukumaan dadka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Ka digey in la Carqaladeeyo Hanaanka Doorasho ee Dalka.
(December 1, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey iyo gudoomiyaha baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta Sheekh Axmed Yuusuf Daad iyo culumo la socda iyo biyo dhaamis ka wada Sanaag.[Masawiro]
(December 1, 2016)
Culumada iyo Ganacsatada Puntland ayaa u istaag gurmada Abaaraha daran ee ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland gaar ahaan deegaanada Sool,Sanaag iyo Bari waxaan gurmadka hurmuud u ah culumada Puntla Maamulka Baarlamaanka DFS Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Shaqooyinka Xildhibaannada Lasoo Doortay “VIDEO”
(December 1, 2016)
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee lasoo doortay ugu horeyn looga baah
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|