![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/unnamed-5-2.jpg)
(September 12, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Qardho Gaanshale Abshir Maxamed Cabaas oo ka warbixiyey nin lagu qabtay magaalada Qardho.[Dhagayso]
(September 12, 2017)
Qardho:-Ciidanka amniga ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar ayaa lagu qabtay nin ay in mudo ah raadinayeen oo la sheegay in uu ilaalo u ahaa mid ka mid ah wasiirada xilkooda waayey ka dibn
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/5I2A8210.jpg)
(September 11, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland, ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 11 September 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/5AB2659D-296D-44C6-BE0B-28BEE6D275D8_w1023_r1_s.jpg)
(September 11, 2017)
Muqdisho:-Gaari laga soo xiray walxaha qarxa ayaa lagu weeraray goob laga cabo shaaha oo lagu Magacaabo Xadra-mindi kuna dhagan Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho oo ku yaal wadada ugu mashquulka Dagaal ka dhacay saaka degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo
(September 11, 2017)
Beled-xaawo:-Ciidanka Al-shabaab ayaa saaka weerar waxaa ay ku qaadeen degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo waxaan dagaal socday mudo ay la wareegeen Saldhigii Ciidanka Dowladda Federaalka iyo Jubbalan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/wasiirka_amniga-348x170.jpg)
(September 11, 2017)
Garoowe:-War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ee dowladda Puntland ayaa waxaa lagu mamnuucay shirarka wax u dhimay amaanka ee ay siyaasiyiin damac siyaasadeed uu ku jiro ay ku qabtaan Hotelad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/2.jpg)
(September 10, 2017)
Baladweyne:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyey uu isku qarxiyey maqaaxi inta badan dadka shacab ah ay fariistaan oo ku dhaw xarunt
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/Shirka-Gaalkacyo.jpg)
(September 8, 2017)
Gaalkacyo:-Ka dib Shir socday muddo 5 maalin ah oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug ayaa maanta laga soo saaray warsaxaafadeed waxaan shirka looga hadlay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed e
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/IMG_6600.jpg)
(September 7, 2017)
Boosaaso:-Wasiirka wasaaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiska Wasaaradda Dekadaha gaadiidk
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/09/D05E9B82-34B8-49DD-8AB6-CD55109528DB_w1023_r1_s.jpg)
(September 7, 2017)
Ururka ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aankii ay dowladda Somalia shalay ku sheegtay in Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo Somalia ay Ethiopia u
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|