
(February 23, 2018)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in ilaa 5 dagaal yahan oo ka tirsan Al-shabaab kuna labisanaa darayska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo watay g

(February 23, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaami

(February 22, 2018)
Boosaaso:-Culumada soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa baaq ka soo saaray arimaha xajka ku saabsan iyo sicirir bararka ay shirkadaha Diyaaradaha iyo kuwa dadka Xajisiiya ay ku hayaa

(February 22, 2018)
Buuhoodle:-Waxaa Cawa oo khamiisa 22/2/2018 Lagu ka bilaawday Masjid jaamaca ee magaalada Buuhodle Nadwo Cilmiyeedkii 4aad oo taas oo uu cinwaanka looga dhigay Horumarka Iyo Dhismaha Bulshada. Nadw

(February 22, 2018)
Garoowe:-Shirkii golaha xukuumadda dawladda Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay arimaha, amniga dalka, habka hubin Ciidanka Amniga ee magaalada Bosaaso oo dilay nin ku hubaysan Bistoolad
(February 22, 2018)
Boosaaso:-Ciidamada Amniga ee magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa shalay toogtay nin ku hubaysnaa Bistoolad , ka dib markii uu diiday in uu istaago taas oo sababtay in uu toogasho ku dilo m

(February 21, 2018)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 21 Feb 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha dawladda Puntland ee ku yaala caasimada G

(February 21, 2018)
Kismaayo:-Waxaa Allah ha u naxariisto saaka ku geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Sheekh Maxamuud Yuusuf Ciise oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee magaalada Kismaayo, Sheekh

(February 21, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay maanta 20 February, 2018 hawlgal dagaal oo qorshaysan oo ka dhan ah ciidanka ururka Al-shabaab ka fuliyeen Buuraleyda deegaanada Dhadhaabo iyo Ceeld

(February 21, 2018)
Garoowe:-Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame ayaa lasoo gabagabeeyey is afgaradma laga gaaray Colaadii ka dhexaysay labada beelood. Qodobadii lagasoo saaray waxaa ka mid ah:-
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|