Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey Danjireyaasha Masar iyo Indonesia (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee ay dalalka Masar iyo Indonesia usoo magacaabeen Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku qabilay Madaxa Mashruuca CIP Ee World Bank. (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Janauary 2019 xafiiskiisa kulan Madaxweynaha Puntland oo loo kordhiyay wakhtiga uu ku soo dhisayo Golahiisa Wasiirada (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 22 January 2019 horgeeyey Golaha Wakiillada Dowladda Puntland codsi mudo kororsi ah oo ku saabsan magacaabidda Golaha Madaxweynaha Jubbaland oo booqdey Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM (Masawiro)
(January 21, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka Kenya miyay ka hor tagi kartay weerarkii DusitD2?
(January 20, 2019)
Weerarkii dhawaan ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Nairobi ayaa dhaliyay su'aalo badan oo ku aadaan in Kenya ay casharro ka baratay weerardii argagixiso ee horay uga dhacay dalkeeda, kuwa Madaxweynaha Jubbaland oo maanta booqday Saldhiga Ciidamada deegaanka Dhoobley .(Masawiro)
(January 20, 2019)
Kismaayo:-Ugu horayn Madaxweynahu wuxuu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo katirsan Ciidamada isaga oo intaas kadib khudbad u jeediyay uu kaga hadlay dhinacyo kala duwan. Madaxweynahu wuxuu sheeg Madaxweyne Galmudug oo Nairobi kula kulmay Safiiro iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga (Masawiro).
(January 19, 2019)
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle - Xaaf Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle - Xaaf ayaa Magaalada Nairobi waxaa uu kulamo is dabajoog kula qaatay qaar ka mid ah Safaaradaha reer Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay in 52 Al-Shabaab ku dileen duqeyn
(January 19, 2019)
Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay duqeyn cirka ah ku dileen 52 xubnood oo ka ka tirsanaa ciidanka kooxda Al Shabaab ka dib markii ay weerareen Saldhig Ciidamad Madaxweynaha Jubaland oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Degmada Dhoobley (Masawiro)
(January 19, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo looga hadlay Amniga.
(January 17, 2019)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, Warbixina
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|