Shabaab badan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Baay
(October 21, 2020)
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Bay ayaa sheegay in tiro ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen howlgallo ay ka sameeyeen agagaarka degamada Diinsoor ee gobolka Baay. Dagaalka ay