Wasaaradda caafimaadka Puntland oo shaybaarkii 4aad ee Covid19 ka furtay Gobolka Sanaag.
(October 23, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa magaalada Baran ee Gobolka Sanaag ka furtay xaruntii 4aad ee lagu baarayo xanuunka Covid19. Wasaaradda oo ka shaqanaysay sidii loo balaarin lahaa loon