Ciidamada Booliska S/land oo qabtay 2 qof oo faafinay diinta Kiristaanka

October 5, 2020 - Written by Editor

Hargeysa:-Ciidamada Booliska maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay soo xireen 2 qof oo lagu qabtay iyagoo faafinaya Diinta Kiristanka , Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka S/land Faysal Xiis Cilmi oo xalay ku qabtay shir jaraa’id magaalada Hargeysa ayaa saxaafadda u sheegay in labada qof ee ciidanku ay qabteen iyagoo faafinaya diinta Kiristanka isagoona xusay in ay Maxkamada soo taagi doonaa si sharciga loo mariyo.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka S/land Faysal Xiis Cilmi ayaa ugu baaqay shacabka S/land in ka digtoonaadaa cid walba oo doonaysa in ay faafiso diin aan ahayn diinta Islaamka cid walba oo aragta qof faafinay diinaan ahayn diinta islaamka in ay soo wargeliyaan cidanka Booliska Soomaaliland.

Hoos ka Daawo shirka jaraa’id ee Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka S/land Faysal Xiis Cilmi

Qur’aanku waa mabaadii’ Sayniseed oo wada xaqiiq ah qeybtii 4aad. By Dr. Warfa Abdi

ustaad

Ka Faaideyso Daruusta Sh Dr Aden Sh Cali Saalax Xafidahulaah.KitaabkiiSunan Al Nasa'i Guji Halkan.

ustaad
Shirkii Golaha Shuurada ee Mu’asasada EMA. oo lagu soo afmeeray magaalada Malmö.

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online