Ciidamada PSF oo howlo shaqo ku tegay degmada Carmo iyo Xarfo.[Masawiro]

October 1, 2020 - Written by Editor

Carmo:-Ciidamada PSFaya maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlo shaqo ku tageen degmada Carmo ee Gobolka Bari iyo deegano hoostaga halkaas oo ay ka fuliyen howl galo ku soo dhamaaday guul.

Saraakiisha ciidamada PSF ee hawlgalkaan hoggaaminayey ayaa intii ay ku sugnaayen degmada Carmo ee Gobolka Bari waxaa ay kulamo gaar ah la qaateen laamaha amniga magaalada Carmo iyagoona ka wada hadlay siddii amaanka loo xoojin lahaa loona dagaalami lahaa kooxaha aragixisada.

Saraakiisha ciidamada PSF ayaa intii ay ku sugnaayeen degmada Carmo waxaa ay laamaha amniga ee Carmo ku booriyeen in ay xoojiyaan amniga magaalada wada shaqayn buuxdana ay la yeeshaan laamaha kale duwan ee ciidanka amniga Puntland.

Dhinac kale Ciidanka PSF ayaa sidoo kale booqasho gaaban ku tagey degmada Xarfo ee gobolka Mudug,waxayna booqdeen ciidamadu saldhiga degmada iyo Isbitaalka guud ee degmada qaybtiisa hooyada iyo dhallaanka oo ay ciidanka PSF ku wareejiyeen daawooyin iyo agab caafimaad oo kala duwan.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2020
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online