Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo la kulmay wefdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.

May 2, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.

Wefdigan oo uu hogaaminayay Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiyaha waxay kawada hadleen xaaladda guud ee Dalku marayo, xallinta khilaafyada ku hor gudban arrimaha Doorashooyinka, iyo kaalinta dhexdhexaadnimo ee ay Dowladda Qadar ay ka qaadan karto sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Dhinacda isku khilaafsan hannaanka doorashooyinka, si dalka ay uga dhacdo doorasho xor ah, xalaal ah oo la isla oggolyahay.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>