Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug oo gaaray Muqdisho.[Video]

May 19, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ayadoo ay halkaas kusoo dhaweeyeen qaar ka mid ah Wasiirada XFS, xubno ka tirsan labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa Muqdishu soo gaaray kadib casuumaad kaga timid Ra’iisul Wasaaraha XFS ee Shirka Wadatashiga qaran oo lagu wado inuu barri si rasmi ah u furmo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online