Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyey Barnaamijka Hirgelinta Ururada siyaasiga ee Puntland[Video]

May 23, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa bogaadiyay habka ay u socoto hirgelinta nidaamka Dimuqraadiyada Puntland oo hadda ay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ay ka socoto saddex-dii degmo ee ugu horeysay kuwaasi oo kala ah Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Sidoo kale wuxuu Madaxweynuhu Hambalyeeyay Ardeyda Puntland oo shalayto u fariistay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee sanadka 2020/2021, Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Wasaaradda Waxbarashada iyo Masuuliyiinta Dowladda ee kala shaqeeyay in iyadoo adduunka uu ka jiro Cudurka Covid19, hadana ay ardeydu gelayso Imtixaanaadkii.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online