Shirka wadatashiga Qaran ee ka socday Teendhada Afisiyooni oo galay maalintii 3aad.[Video]

May 24, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu galay maalintii 3aad waxaan ka qayb galay Madaxad dowladda Gobolleedyada ka jira dalka waxaan shir gudoominaya Ra’iisul wasaarah dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la soo sheegayaa in horumar laga gaaray qodobo dhowr ah oo khilaaf uu ka taagnaa walow aan ilaa uusan soo dhamaan shirku.

Dhinac kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is-afgarad ku soo dhammaaday oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Shirka wadatashiga Qaran ee ka socday Teendhada Afisiyooni ayaa la soo gabagabayn doonaa maalmaha soo socda.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online