Guddoomiyaha Aqalka-sare oo sharci daro ku tilmaamay shuruuc ay xukuumad Federaalka ansixiyeen
June 22, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka-sare Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu sharci-darro ku tilmaamay shuruuc iyo Hey’ado ay ansixisay xukuumadda Raysal Wasaare Rooble dowladda Federaalka Soomaaliya.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net