Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo.
(May 31, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay maalmahii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho e
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo la hadlay shacabka S/land.[Video]
(May 30, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiilla
Ra’iisul wasaaraha DFS oo guddi u magacaabay soo xaqiijinta cabashada guddiyadda doorashada
(May 30, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qiimeeya caddeymaha xubnaha guddiga farsamo ee doorashooyinka. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS oo S/land ugu Hambalyeeyey doorashada ka dhacaysa.[Video]
(May 30, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed Khadar ayaa dhambaal hambalyo iyo dardaaran ah u diray Shacabka Somaliland ee berri u dareeraya doorashooyinka baarlamaanka
Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca Puntland oo kormeer shaqo ku tegay fariisamaha ciidamada ee Aaga Bari
(May 30, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca DPl iyo Hogaamada Taliska guud oo kor meer shaqo ku tagay fariisimaha Aaga Bari, halkas oo ay kuso dhaweeyen sarakiisha ciidamada iyo saraakiil xigeenada.
Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug oo kormeer ku tegay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Gal-Mudug.[Video]
(May 30, 2021)
Duusamareeb:-Madaxweyne ku xigneeka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta waxaa kormeer howleed ku tagay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib-u-heshiisiinta Gal-Mudug. Siihayah
Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS iyo Wakiilada Beesha Caalamka
(May 29, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka. K
Ciidamo Boolis ah oo tababar loogu soo xiray Dugsiga Tababarka Xerada Xorgoble ee degmada Qardho.[Masawiro]
(May 29, 2021)
Qardho: Dugsiyada Tababarka Ciidamada ee Xorgoble oo ku yaala degmada Qardho waxaa si wayn looga dareemayaa qaban qaabada xaflada soo af-meerida Ciidamada Booliska oo mudo tababar uga socday Dugsiga X
Khudbadihii laga jeediyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Heshiis ku soo dhamaaday
(May 27, 2021)
Khudbadihii laga jeediyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Heshiis ku soo dhamaaday 1-Khudbadii Raisulwasaaraha DFS Maxamed Xusen Rooble 2-Khudbaddii Madaxweyne Saciid Deni uu ka jeed
War murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha wadashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka.[Masawiro/Video]
(May 27, 2021)
Muqdisho:-Shirka wadatashiga Qaran ee ka socda Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ee caasimaa dalka Soomaaliya ayaa la soo gabagabeeyeyo iyadoo shirkana ay ka qayb galayeen Madaxad dowladda Go

Next Page »