Wejigii 2-aad ee Dhismaha Airport-ka Boosaaso oo la Daahfuray.[Masawiro]
(June 9, 2021)
Boosaaso waxaa maanta la daah-furay sidii qorshuhu ahaa wejiga 2-aad ee dhismaha Airport-ka Boosaaso qeybtiisa 1-aad, Shaqada ugu horeysa ee laga qabanayo Airportka waxay isugu jirta :- 1. Balaarinta
Dagaal culus oo ka dhacay xerada ciidamada Daynuunay.[Dhagayso]
(June 9, 2021)
Baydhabo:-Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay xerada Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba. Dagaalka ayaa lagu soo w
Maxkamadda sare ee ciidammada Puntland ee Gaalkacyo oo u fariisatay Dacwadda Racfaan ee 8 ka tirsanaa Amniyaadka Al-shabaab.[Video]
(June 9, 2021)
Gaalkacayo- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa waxaa saaka ay mar kale u fariisatay dacwadda Racfaan qaadashada ilaa 8 xubnood oo ka tirsanaa amn
Madaxweynaha dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo James Swan [Video/Masawiro]
(June 9, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada
Ra’iisul Wasaare DFS oo magacaabay Guddi Sare ee Farsamada Doorashooyinka Qaranka.
(June 9, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka caawinaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka Qaranka kuwaas oo ka kooban 7 xubnood. Guddiga uu maa