Madaxweynaha Jubaland oo ka qeyb galay dhaarinta Golaha Wasiirada Jubaland.
(June 3, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kaga qeybgalay Munaasabada dhaarinta Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu Madaxwe
Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Jowhar.
(June 3, 2021)
Jowhar:-Wafdi uu hogaaminayo, Ra’isul wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamul gobaleedka Hirshabeele si uu u soo kormeero  khasaaraha uu sababay