Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho.
June 26, 2021 - Written by EditorMadaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.
Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Dowlada waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Waxaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu Magaalada Muqdisho kaga qeybgalayaa shir ay yeelanayaan masuuliyiinta madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka.
A/Cawale
Halgan.net