Wareysi:Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay[Dhagayso]

October 14, 2021 - Written by Editor

HAGUE:-Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caalamiga ah 12-kii bishan ka gaartay badda lagu muransanaa.

Qareenkan oo lagu magacaabo Paul Reichler waxa uu waraysigan kaga hadlayaa sida ay dhul badeedka lagu muransanaa u kala heleen Soomaaliya iyo Kenya.

Haaruun Macruuf ayaa waraysigaasi qaaday, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>