Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne
(October 16, 2021)
Muqdisho:-Qarax xooggan ayaa galabta ka dhacay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha saldhigga booliiska ee magaalada Baledweyne. Ugu yaraan laba