Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ku baaqay in la bixiyo Canshuuraha[Video]
October 6, 2021 - Written by EditorBoosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi aya kormeer shaqo ku tagay Kastamka Garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo xarunta Cashuuraha Berriga ee gobolka Bari. Wasiir Xasan Shire Cabdi ayaa ku baaqay in Cashuurta la bixiyo waxana uu faray Maamulayaasha, Macallimiinta iyo Iskuulada in ay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland