Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland

March 27, 2022 - Written by Editor

Garoowe: -Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland Mudane Guy Griffin.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Amaanka, xaalada Abaaraha, doorashada DFS, qabsoomida doorashada guddoomiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn iyo sidii loo dar-dar gelin lahaa hannaanka doorashooyinka Qof iyo Cod ee Puntland loogana qaban lahaa degmooyinka kale.

Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee dowladdu qabatay. Ugu dambayn Madaxweyne ku xigeen ayaa sheegay inay ka go’an tahay qabsoomida doorashada gudoomiyayaasha sadexda degmo iyo horumarinta hanaanka dimuqraadiyada, isaga oo uga mahad celiyey Weftiga booqashadooda iyo wada shaqaynta wanaagsan ee ay la la yeeihiin Puntland.

—DHAMAAD—

Leave a comment

*

Archives
March 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online