Madaxweynaha JFS oo la kulmay Issimada Gobollada Sool iyo Sanaag
(June 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay
Fahad Yaasiin Xaji Daahir oo warqad Furan u diray Raisulwasaare Xamze
(June 7, 2023)
Mudane Ra’iisul Wasaare, waxaan kugu salaamay, salaanta islaamka ee Asalaamu Calalaykum Waraxma Tullaahi. Salaanta kadib. Fariintan aan hawada kuu soo marsiinayo laba saboob dartood weeye. Waa ta
Madaxweynaha JFS oo la kulmay La Taliyaha Sare ee Hawlgalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda
(June 7, 2023)
Muqdisho, Juun 07, 2023: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawl
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqasho ku tegay deegaanka Qalwo ee ka tirsan Degmada Qardho
(June 7, 2023)
Qalwo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqasho ku tegay deegaanka Qalwo ee ka tirsan Degmada Qardho, halkaasi oo Madaxweynuhu xari