Qareemada u doodaya Badda Soomaalia ee ka socota Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague.[Daawo Live]
September 20, 2016 - Written by EditorHague:-Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa hadda si toos uga socda dood ay qareemo u doodaya Badda dalka Soomaaliya ay ku soo bandhigayaan iyadoo maalintii shalay ay dowladda Kenya ay qareemadii u doodayey ay soo bandhigeen doodooda iyagoo codsaday in Maxkamada ICJ aysan khusayn arrinta badda ee ay isku hayaan Kenya iyo Soomaaliya ee la doonayo in la sii ambaqaado heshiis dhexmaray dowladdii ku meel gaar ahayd iyo dowladda Kenya arrinkaas oo ay dowladda Soomaaliya ay ku gacan saytay.
Hoos ka Daawo dooda ay soo bandhigayaan Qareemada u doodaya Badda Soomaalia ee ka socota Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague.
A/cawaale
Halgan.net